Madaxweyne Deni oo la kulmay Madaxweynaha Oramada Itoobiya (Daawo Sawiirro)

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo booqasho ku jooga dalka Itoobiya ayaa ka qayb galay kulan casho sharaf ah oo uu u sameeyey Madaxweynaha Oromada ee dalka Itoobiya Mr. Shimelis Kulankan Casho sharafta ah ee uu Madaxweynaha Oromada u sameeyey Madaxweynaha a Puntland ayaa ka qabsoomay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, waxaana … Continue reading Madaxweyne Deni oo la kulmay Madaxweynaha Oramada Itoobiya (Daawo Sawiirro)